(Raasonews) Beledweyne – Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed. Waxaa maanta magaalada Beledweyne ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiis
ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah madaxda dowlad goboleedyada dibad-baxayaasha ayaa isugu soo baxay waddooyinka iyagoo ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah madaxda dowlad go "Dooni meyno Cali Guudlaawe, dooni meyno Yuusuf Dabageed, dooni meyno Cali Jeyte" ayay ku qeylinayeen dibadbaxayaasha oo watay boorar ay ku qornaayeen waddooyinka" ayay ku q Hiiraan, jeyte waa gudoomiyaha gobolka.
Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa labaduba dhismaya dowlad goboleedka Hirshabelle hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa labaduba dhismaya dowlad goboleedka Hirshabelle
Aqalka Hoose ay ka dhacaan magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne Dibadbaxan ayaa imaanaya xilli dhawaan la filayo in doorashada Aqalka Hoose ay ka dhacaan magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne
Gobolka Hiiraan ayaa xiriirkoodu xumaaday tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha November 2020 Gudlaawe Gobolka Hiiraan ayaa xiriirkoodu xumaaday tan iyo markii loo doortay xilka Madaxwey
Guudlaawe ka dib markii uu jabay heshiiskii dhigayay in la qabto xilka Gobolka ayaa ku gacan seyray
Guudlaawe ka dib markii uu jabay heshiiskii dhigayay in la qabto xilka madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Isku dayo uu Gudoomiye Guudlaawe ku tagay Gobolka Hiiraan ayaa la kulmay iska caabin adag tan iyo markii uu xafiiska yimid