Type Here to Get Search Results !

Booliiska iyo Nabadsugida ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo uu sheegay in lagu xaqiijinaayo amaanka Baledweyne,





 Booliiska iyo Nabadsugida ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo uu sheegay in lagu xaqiijinaayo amaanka Baledweyne, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay hareerahiisa fad

Waxuu sidoo kale ka hadlay guddoomiye Jeyte dagaal habeen hore ka dhacay guddoomiye Baledweyne oo uu sheegay in la doonayay in isaga lagu khaarajiyo oo ay waxba kama jiraan tahay inuu weerarka

"Aniga 30 daqiiqo kadib ayaan ogaaday in cida ina xabadeyneysa aheyn nabad diidka oo markii hore aan mooday, mana jirin cid aan weeraray ee anago kolanyo ah ayaa weerarka nagula bilaabay wa

Cali Jeyte ayaa ku dhawaaqay in maanta kadib aysan dhici doonin in Guddoomiye Cali Jeyte ayaa ku dhawaaqay in xaalada Baledweyne sidaan sii ahaato oo rag hubeysan dhinacyada ka joogaan xaalada Baledweyne sidaan sii ahaato oo rag hubeysan dhinacyada ka joogaan

"Muddo sanad ka badan ayaan ku nooley catii laa tactii, mana ahan nolol aan kusii noolaan karo ama dib aan ugu sii jireyno, mana ahan nolol aan kusii noolaan karo ama dib aan ugu si

Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa imaanaya xili habeen ka hor dagaal culus uu ku dhexmaray guddaha magaalada Baledweyne ciidamada Militariga dowladda, kuwa maa


 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.