Type Here to Get Search Results !

Farmaajo iyo Rooble xili dalka uu ku jiro jahwareer doorasho, islamarkaana Beesha caalamka soo saareyso baaqyo

 



Farmaajo iyo Rooble xili dalka uu ku jiro jahwareer doorasho, islamarkaana Beesha caalamka soo saareyso baaqyo isdaba-joog ah Waxaa cirka isku sii shareeraya Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxee

Rooble ayaa ajande sare ka dhigtay weerarkii uu Farmaajo kusoo qaaday isagaoo magacaabey gudi shan xubin ka kooban, oo ah wasiiradda isaga aadka ugu dhaw kuwaasoo baaraya

Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur oo ah shaqsiga hormoodey dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah xafiiska Madaxweynaha ayaa gudoomiye u ah Gudiga, oo xubnihiisa ay

Farmaajo Khilaafka Rooble oo salka ku haya arrimaha doorashadda, ayaa keeni kara in mudo dheer ay qaadato in lagu soo gabagabeeyo doorashadda, ayaa keeni kara in mudo dheer ay qaadato in lagu soo gabagabeeyo

doorashadda Baarlamaanka oo soo jiitamaysay tan iyo sanadkii tagey doorashadda Baarlamaanka oo soo jiitamaysay tan iyo sanadkii tagey

Rooble ee gudiga lagu magacaabey, mana la oga in gudigan uu ku guuleysan doono shaqada loo diray oo laga doonayo hal Todobaad inuu kusoo gabagbeeyo hal Farmaajo xafiiskiisa wali kama uusan jawa

Waxaana mar walba furmaya albaab cusub oo khilaaf ah, iyadoo midaas ay caqabad ku noqonayso geedi socodka doorashadda iyo dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya oo 30 sano fowdo iyo  nidaam daro ka 
jirtay.



Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.