Type Here to Get Search Results !

Deg Deg ah: Ciidamo hubeysan oo ka amar qaata sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa goor dhow si buuxda ula wareegay baladweyne






War Deg Deg ah: Ciidamo hubeysan oo ka amar qaata sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa goor dhow si buuxda ula wareegay gacan ku heynta xaafadaha magaalada Beledweyne, gaar ahaan xaafadda Nuur Xawaad ilaa suuqa daraawiishta.
Sarkaalkan oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa ka qeyb galay dagaal culus oo ay la galeen ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabelle oo gudaha u galay xerada.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID