Type Here to Get Search Results !

Faah-faahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax bam-baano oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho,



Muqdisho (Raasonews) – Faah-faahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax bam-baano oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Warta-Nabadda.

Inta la sheegay hal qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, ugu yaraan labo kalena waa ay ku fureen qaraxaas oo loo xiray bambo-gacmeed.

Askar ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliya oo bar-control ku leh gobolka Xararyaalle ee degmada Warta-Nabadda ayaa sheegay in lagu weeraray qaraxaas.

Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa Caasimada Online u sheegay in weerar lagu qaaday salaadii cishaha kadib.

Sidoo kale dadka deegaanka waxay in ciidanka weeraraan, loo sameeyay bambada nooca gacanta laga tuuro ay jiha kasta rasaas u fureen, taas oo ilaa hadda aan xog rasmi ah laga helin, haddii uu jiro booska ka dhashay.

Ciidamada ilaalada xaafadaha ka agdhow hiiraanyada uu weerarka ka dhacay ee Xararyaale waxay sababeen ka hortag ay ku baacsadeen weerarkaas oo goobta isaga baxsatay.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID