Type Here to Get Search Results !

GAALKACYO — Taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Soocadde iyo saddex askari oo kale ayaa ku dhintay


 


Taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Soocadde iyo saddex askari oo kale ayaa ku dhintay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo iskaashanaya iyo maleeshiyada Al-shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Cadakibir ee gobalka Galgaduud.

Ciidamada iskaashanaya ayaa weeraray deegaanka Cadakibir, halkaas oo maleeshiyada Al-shabaab ay ku suganaayeen.

Al-shabaab ayaa maalmo ka hor weerar ku qaaday deegaanka Baxdo oo u dhow Cadakibir, halkaas oo dadka deegaanku ay sheegeen inay gaarsiiyeen jab xoog leh

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID