Type Here to Get Search Results !

Golaha madaxda ayaa isku raacay in la ga soo celiyo cidanka lageeyay magaalada Beledweyne sida ugu dhaqsiyaha badan looga soo saaro




 

Golaha madaxda ayaa isku raacay in la ga soo celiyo  cidanka lageeyay magaalada Beledweyne sida ugu dhaqsiyaha badan looga soo saaro, laguna ilaalin xeray, iyadoo la faray Wasiirada iyo Taliyeyaasha amniga in aagga qaranka loo isticmaalo astaanta astaanta u ah waxbarashada iyo koobo madaxda ah sugidda Amniga Dalka ,

  Ra’iisul Wasaarare Rooble ayaa magacaabay Guddi Wasiirro ah Hirshabeelle iyo Waxgaradka Beledweyne kala Shaqaynayaa dajinta xiisadda iyo xal u helista Khilaafka taagan

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID