Type Here to Get Search Results !

Halgankii Guud ee Wasaaradda Horseed Xasan Maxamed Siciid Samatar ayaa la yeeshay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika





Addis Ababa, 21 Jannaayo 2022. Guddiga Farsamada ee XF Soomaaliya oo uu hogaaminayay Halgankii Guud ee Wasaaradda Horseed Xasan Maxamed Siciid Samatar ayaa qeyb ka ahaa wada hadal uu la yeeshay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika (AU PSC).
 Kulanka ayaa inta uu socdo waxaa diirada
 lagu saarayaa dib u dhacyada iyo qaabka ay AMISOM u guuri lahayd, amniga iyo
 sidii ay ciidamada XDS iyo laamaha kale ee amniga ugu gudbi lahaayeen.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID