Type Here to Get Search Results !

Maanta waxaan ugu baaqaya Bulshada Puntland in ay wadajir diyaariyaan taariikhda qormeysa





Maanta waxaan ugu baaqaya Bulshada Puntland in ay wadajir diyaariyaan taariikhda qormeysa, oo lagu suntayo mustaqbalka Puntland 2040, si loo qaabeeyo loogana shaqeeyo Puntland kasii qurux badan maanta Halka ay joogto, nabad ah oo horumar kusii socdasata.
Waan u saaxiibaya dhamaan mas'uuliyiinta iyo howlwadeenada shaqada wanaagsan halkan kusoo bandhigay.
Puntland 1998 ayaa la dhisay, illaa iyo hadda maalinba Waxba ku dhashay, maantana waxaynu maraynay in aynu soo bandhigno hiigsigeena 2040. Inshallah.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID