Type Here to Get Search Results !

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay diblomaasiyinta beesha caalamka

 


Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo hoggaamiyaasha maamul goboleeyada ayaa maanta la kulmay diblomaasiyinta beesha caalamka magaalada Muqdishu



Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka wadahadleen dardargelinta doorashooyinka ayaa sheegay inay ka wadahadleen dardargelinta doorashooyinka ayaa sheegay inay ka wadahadleen dardargelinta doora Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka go'an tahay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo gabagabeeyo doorashada, sida lagu sheegay barta Ra'iisul Wasaaraha




Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in turxaan bixinta doorashada lagala tashanayo dhinacyada ay khusayso, sida midowga musharixiinta, bulshada rayidka, haweenka iyo daneeyayaasha kale, sida




Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shalay ka furmay Muqdishu xilli uu dalka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ras'iisul Wasaare Rooble



Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID