Type Here to Get Search Results !

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee qeybta ka aheyd dib usoo celinta xiriirkii xumaa ee Imaaraadka Carabta

Raasonews – Muqdisho Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee qeybta ka aheyd dib usoo celinta xiriirkii xumaa ee Imaaraadka Carabta ayaa si weyn u soo dhaweeyay tallaabadii uu maanta qaaday Ra'iisul Wasaare Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa maanta dowladda Imaaraadka ka raali-galiyay dhacdadii dhacdadii bishii April 2018 ay dowladda Soomaaliya ugala wareegtay lacag laga soo dejiyey garoonka Aadan Cadde, xilli Golaha ayaa Ra'iisul Wasaaraha ku bogaadiyay dadaalka uu dib ugu hagaajinayo xiriirkii sanadihii dambe la xumeeyey ee Soomaaliya kala dhaxeeyey dowladaha Carbeed ee aan walaalaha nahay oo ay ugu horeyso dowladda Imaaraadka Carabta nahay oo ay ugu horeyso dowladda Imaaraadka Carabta "Wuxuu uga mahadcelinayaa dawlada Isu-taga Imaaraadka Carabta deeqda ay maanta soo gaarsiisay dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu wax-yeelleeyeen," ayaa lagu yiri qoraalka.






 Golaha adkeeyay muhiimada xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, ayaga oo xusay in sanadkii tagay dalkeena uu dhexmaray ganacsi ka badan 1.7 bilyan oo dollar, ayaga oo xusay in s "Imaaraadka waxa kale oo ay xarun u tahay Shirkadaha, Xawaaladaha iyo ganacsiga Soomaaliyeed," ayaa sidoo kale lagu yiri qoraalka Golaha Midowga Musharaxiinta, ay xarun u tahay Shirk adeegii caafimaad iyo fududeyntii dal ku galka, ugu dambeyntiina waxa uu Golaha ku booriyay dowlada Imaaraadka Carabta inay dib u soo celiso kabkii miisaaniyadeed ee dalka, adeegii caaf Ra'iisul Wasaare Rooble uu maanta ballan qaaday in dowladda Imaaraadka uu dib ugu wareejin hadalkan ayaa imanaya kadib markii Ra'iisul Wasaare Rooble uu maanta ballan qaaday in dowladda Imaaraadka uu dib ugu wareejin doono lacag bishii April 2018 looga qabtay garoonka Muqdisho. Xukuumadda Rooble ayaa xiligan waxaa ka go’an xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah, oo xiriirkooda uu xuma sanadihii u dambeeyay, oo sida la fahamsan yahay uu horseed u ahaa madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID