Type Here to Get Search Results !

Waxaa hadda magaalada Kismaayo ka goobta doorashada Lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.







Waxaa hadda magaalada Kismaayo ka goobta doorashada Lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.
Kursiga ugu horreeya oo sumadiisa tahay HOP 114 ayaa waxaa ku musharaxiinta kala ah Cumar Ibraahim Xaashi iyo Cabdi Aadan Cabdullaahi.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID