Type Here to Get Search Results !

Yurub cusub ayaa kasoo cusboonaatay. amnigii xilli Yurubsii ugu xumaa ayuu gaaray. Raashiya ayaa soo dhoobtay xuduudda ay la wadaagto

Yurub cusub ayaa kasoo cusboonaatay. amnigii xilli Yurubsii ugu xumaa ayuu gaaray. Raashiya ayaa soo dhoobtay xuduudda ay la wadaagto Yukrayn in ka badan 100kun oo askari iyo saanaddoodaba. Waa furka koowaad ee Ruush ah ee heegan ku jira tan iyo dagaalkii qaboobaa kadib. Ruushku waxa uu diyaar u yahay inuu ku duulo oo uu qabsanayo Yukrayn oo ka mid ah ciidamada ahaan iyo saanad ahan garoonka Yurub ugu koonfurta.
Sabbata uu Ruushku ugu duulay Yukrayn ayaa ah, maadaama uu warar iyo muujinyo tilmaamaya in Yukrayn ku rabto biirin oo qayb ka noqon doonta ciidamada gaashaanbuurta Nato oo Ruushku halis u arko. Ruushku waxa uu galbeedka u sheegay inay kala dooranayaan Yukrayn aanay ku biirin xulafadooda iyo in uu gabigeedaba qabsanayo oo mandaqaddaasi dagaal qaraar ka dhacay oo Yurub halis gashay.
Wadamada Britain iyo Maraykanka ayaa ciidan badan ku daabulaya bariga Yurub , sidoo kalena hub badan Yukrayn. Ruushku waxa uu doonaya in loo ballan qaado in Yukrayn aysan qayb ka noqon fursad Nato, maadaama ay tahay dal uu xuduud dheer la wadaago. Galbeedku waxa ay Ruushka u Heleen in Yukrayn aysan qayb ka noqon karin Nato, balse Ruushku kuma kalsoonaa

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID