Type Here to Get Search Results !

Ciidamada difaaca ee Puntland ayaa xukun dil ah iyo xabsi ku riday lix qof, oo lagu helay in ay ahayeen Alshabaab


Ciidamada difaaca ee Puntland ayaa xukun dil ah iyo xabsi ku riday lix qof, oo lagu helay in ay ahayeen Alshabaab kuwaas oo la sheegay in ay dad badan ku laayeen Gaalkacyo.Maxkamada ayaa dil ku koob Afar kamid ah dhalinyarada oo kala ah:1- Farxaan Faysal Salaad2 - Cabdullaahi Faysal Xuseen3 - Barkhad Cawil Xirsi4 - Liibaan Aaden Muuse
Sidoo kale Cabdiqani Farxaan Cabdullaahi ayey Maxkamaddu ku koob 30-sano, halka Cabdiraxmaan Cawil Maxamed ay ku koob 20 sano oo qab ah.










Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID