Type Here to Get Search Results !

Dalay Aan haybtooda lagaranayn ayaa xili danboo xalay ay weerar ku soo qaadeen xabsiga magaalada Boorama

Dalay Aan haybtooda lagaranayn ayaa xili danboo xalay ay weerar ku soo qaadeen xabsiga magaalada Boorama sidoo kale waxay u daaten Xafiiska Badhasaabka G.Awdal dhawaaqa rasaasta ay keentay Si wayn looga maqlay qaybo badan oo ka mid ah magaalada Boorama mana jirto inta la ogyahay oo ka dhashay Rasaasta. ay is waydarsadeen Dalayda weerarka soo qaaday iyo ciidamada Amniga. Ciidamada Booliska ayaa sheegay inay ku daba jiraan Ragii xalay weerarka ku soo qaaday xabsiga magaalada Boorama wixii intaas ka soo baxay Halkana ayaad kala socon doontaan.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID