Type Here to Get Search Results !

Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe ayaa maanta lagu dilay howlgal ciidanku fuliyeen













Horjoogihii Jabhadaha ee argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Hiiraan iyo 60 dhagarqabe oo kale ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan oo ciidanku fuliyeen. kumaandooska xoogga dalka ee Danab ay ka fuliyeen deegaanada Fiidoow, Dudubley, Kiliga, Shiinaha iyo Burcadheer oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Gaashaanle Xasan Maxamed Cusmaan ayaa hoggaaminayey howlgalkaan oo ururka 7-aad ee kumaandooska Danab ay fuliyeen, ciidanka ayaa burburiyey xarumo qaraxyada ay ku farsameyn jireen Nabadiidka Al-Shabaab, sidoo kalena ay dadka shacabka ah uga uruursa jireen lacago baad ah.


 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID