Type Here to Get Search Results !

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay,



Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay, ka dib safar Afar cisho qaatay oo uu ku tagay dalka Imaaraadka.
Ra'iisul Wasaaraha oo intii uu joogay Safarka kulammo la yeeshay madaxda ugu hore ee socdaalka ayaa safarkiisu ku qotomay dhoolatuska madaxweynaha Soomaaliya iyo imaaraatka, fududeynta fiisooyinka dadka Soomaaliyeed ee u safra safra, dhoofka xoolaha Soomaalida ee loo iibgeyn jiray, loo yaqaan fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso iyo qodobbo kale oo kkuseeya gobolka geeska iyo xiriirka labada dal

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID