Type Here to Get Search Results !

Ruushka ayaa 5 diyaaradood laga soo ridday, Ukrain uma fiicneyn in diyaaradahaa ay soo riddo




Ruushka ayaa 5 diyaaradood laga soo ridday, Ukrain uma fiicneyn in diyaaradahaa ay soo riddo, sababtoo ah dagaalka bilowgiisii diyaaradaha soo kaco waa jaajuusiin asalkaba loogu talagay in lasoo riddo, Tusaale Ermenia iyo Azerbeijan marka ay dagaalamayeen diyaaradaha droneska ee turkeyga ayey si kas hawada u direen, Ujeedkana waxaa uu ahaa in lasoo riddo, Haddii lasoo riddo waxaa kashifmaayo aagaaga difaaca hawada marka lagu soo weeraro. Diyaarad aanan duqeyn sameyneynin sababta ay hawada usoo gasho waa uun iska ujeeedo

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID