Type Here to Get Search Results !

War Deg Deg Ah:-Gudida Dabagalka Hantida Qaranka JSL ee Golaha Wakiilada oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskooda Xarunta Golaha Wakiilada

War Deg Deg Ah:-Gudida Dabagalka Hantida Qaranka JSL ee Golaha Wakiilada oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskooda Xarunta Golaha Wakiilada JSL ayaa bulshada u xidhidhiyay in uu balan fur badan oo ay gudida & golo waynuhuba udireen warqad balan ah in uu hor-muuqasho gudida wasiirka wasaradda qorshayntu, taasoo uu balamihii jabiyay wasiirku isagoo marna hor iman Gudida . Faahfaahin Muqaal mardhaw Ayaan idina wadaagaynaa

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID