Type Here to Get Search Results !

Wiilka warbaahinta gaar ahana kuwa calamiga ah ayaa loogala socdaa xaaladiisa






Wiilka warbaahinta  gaar ahana kuwa calamiga ah  ayaa loogala socdaa xaaladiisa, waxa la yidhaahda Rayaan waa wiil yar oo reer Morocco ah maalintii arbacadi ayuu ceel ku dhacay dhawr iyo soddon meter dherarkiidu ah ila haddana waa ku jira.
Isku day badan oo lagu soo badbaadinayay
Waa lagu guul darraysatay ceelka oo dheer darti walina Wiishash iyo cagafyo ayaa qodaya si ay u soo samato iibiso.
Kamaradaha hoos loogu gudbiyay ceelka ayaa sheegaya in wali noolyahay wiilku oo uu dhaqdhaqaa samaynayo isagoo saddex maalin ceelka ku jira.
Waa macalin khayr baddan oo saacatul ijaabo ku jirtee aynu u ducayno in Alle ka soo badbaadi oo hawl-galadaa sakhiro

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID