Type Here to Get Search Results !

Daawo Saraakiisha Ciidanka ee galmudug oo Qoor Qoor u sheegay inan boob ka dhici karin Galkacyo . kursiga Indhaqarshe ee beesha Sheekhaal iyo kuwa kale

Daawo Saraakiisha Ciidanka ee galmudug oo Qoor Qoor u sheegay inaan boob ka dhici karin Galkacyo . kursiga Indhaqarshe ee beesha Sheekhaal iyo kuwa kale ma boobi kartid Qoor Qooroow, inaad Sacad isku dirtid oo Galkacyo colaad ka ridana lagaa yeeli maayo" ayey dhaheen iyagoo soo bandhigay awoodooda Ciidan. Saraakiisha ayaa isku raacay in gudigga doorashadda xabsiga loo taxaabo, Musharaxiinta ka socda Farmaajo xabsiga la dhigo

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID