Askari ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa ku dhintay Biyo xidheenka Gabiley

raasonews24
0

Askari ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa ku dhintay Biyo xidheenka Gabiley



Gebilay – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gebilay ee Somaliland ayaa sheegaya in dab-damis Caydaruus Cumar Ibraahim uu ku dhintay markii uu liqay biyo xidheenka weyn ee Gebilay.
 

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us