Beesha Shiikhaal oo wacad ku maray in AS laga xorayn doono deegaanadooda
Kulankaan oo ka dhacay D. Kaxda-Muqdisho ayaa lagu taageeray kacdoonka iyo halganka dalka ka socda iyo go’aankii MW Xasan ee ahaa soo afjarida cadawga ummadda Soomaaliyeed, tacsida midnimada iyo wadajirka waa muhiim.
j