XUDUR -Dadka reer Xudur ayaa wada abaabul ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudur, kuwaasi oo sheegay in ay diyaar u yihiin la dagaalanka Al-Shabaab.
Dadka reer Xudur ayaa wada abaabul ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay garoonka
October 26, 2022
0