Innaa lillaahi wa innaa Illeyhi Raajucuun.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diray eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka baxeen dadkii maanta ku dhintay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho. Runtii waa dhacdo iyo geeri aad u xunuun badan. Waxaan arkay uga dadkii tukanayay inuu ugu naxariisto naxariistiisa Jannatul Fardowsa. Inta kuntay Rabbi caafimaad taam ah ha siiyo