Oktoobar Bisha laayo in Al-Shabaab lagu weeraro Ceelbuur iyo Magaalaooyin kale

raasonews24
0


 

Oktoobar Bisha laayo in Al-Shabaab lagu weeraro Ceelbuur iyo Magaalaooyin kale
.

Shir looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa lagu go’aamiyay in lagu qabto magaalada Dhuusamareeb ee xarunta


 


 

maamulka Galmudug. Shirkan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya shirkad caan ka ah Soomaaliya.

Madaxda ka qeyb galeysa ayaa waxaa ka mid ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Senator Cabdi Xasan Cawaale (Keybdiid) iyo sidoo kale Senatoro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Galmudug.



Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa mkmoies u sheegay in ujeedka kulanka uu yahay sidii Al-Shabaab looga xoreyn lahaa guud ahaan deegaanada Galmudug.

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us