Shir caalami ah oo ku saabsan isbedelka cimilada oo ka dhacay Jabuuti

raasonews24
0

 Shir caalami ah oo ku saabsan isbedelka cimilada oo ka dhacay Jabuuti



Shir caalami ah oo looga hadlayay is bedelka cimilada ayaa shalay lagu qabtay dalka Jabuuti. Kulanka oo socon doona dhowr maalmood ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax kala duwan oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo isagu marti geliyay kulanka, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madax kale.

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us