UK oo sannad gudihiisii ra'iisal wasaarihii sadexaad ayeelaneyso

raasonews24
0

 UK oo sannad gudihiisii ra'iisal wasaarihii sadexaad ayeelaneyso




Dalka Britian ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya ra'iisal wasaarihii saddexaad muddo sannad gudihiis ah Xilka ra'iisal wasaaraha ayaa waxaa ku tartamaya wasiirkii hore ee maaliyadda Rishi Sunak iyo aqalka Penny Mordaunt.

Ra’iisul hore Boris Johnson oo markii hore damac ka galay kursiga ayaa xalay ku dhawaaqay inuu tartanka ka hadhay. Mr. Sunak ayaa loo sawirayaa inuu kusoo bixi doono xilka ra’isulwasaaraha.

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us