war dag-daga ah qarax ka dhaxacay casimada somalia oo geystay dhimasho iyo dhaawac

raasonews24
0






Weerar lagu qaaday labo gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray Jaamacadaha iyo Jaamacada Sare, kuwaasi oo xaruntooda ay ku yaalaan Isgoyska Soobe iyo Banaadir.


Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxyadan ay ahaayeen labo qarax oo daqiiqado gudahood la isku adeegsaday.


Dhinaca kale, weerarkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo maanta kulan looga hadlayay arrimahaas lagu qabtay Muqdisho, kaasoo la isku raacay in Al-shabaab loogu yeero ‘Khawaarij’.

Kulanka ayaa waxaa furay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo mas’uuliyiinta ay goobjoog ka ahaayeen.

Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa saldhig u ah feejignaanta dhanka ammaanka ee abaaraha, gaar ahaan magaalada Muqdisho, markii Al-Shabaab laga saaray ciidamada milateriga ee dowladda dhexe.

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us