Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Booliisku waxay sheegeen in Ay jiraan dhimisho iyo Dhaawac uu sababay qarixii kadhacay halkaas.
Qaraxyadan ayaa lagu weeraray xarunta wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dadka deegaanka oo ku taalla xaafadda Isgoyska Zoobe.