Waxaa maanta xariga laga jaray dekedda Garacad ee maamulka Putland
October 22, 2022
0
Waxaa maanta xariga laga jaray dekedda Garacad ee maamulka Putland. Dekeddan oo ay maalgashadeen ganacsato Soomaali ah ayaa waxaa si wadajir ah xariga uga jaray Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni. 10/22/2022