Abaanduulaha guud ee Taliska 7aad ee ciidamada Somaliland ahaana Kuxigeenka Taliyaha ciidamada Korneyl,

Anonymous
0


Abaanduulaha guud ee Taliska 7aad ee ciidamada Somaliland ahaana Kuxigeenka Taliyaha ciidamada Korneyl, Ibraahim Ashkir ayaa la sheegay in uu saaka ku dhintay dagaalka kasocda magaalada Laascaanood. Ashkir ayaa kamid ahaa xubnaha ugu muhiimsan Somaliland ee kusugnaa gobalada Sool, Sanaag & Cayn, isagoo horey u jeediyay hadalkan oo ahaa mid caan-baxay. SOMALILAND: Way beenisay in laga qabsaday taliskii 7aad, waxay sheegtay in ay uturayaan bulshada oo aanay ciidankeedu tallaabo qaadin, iyagoo fulinaya amar Madaxweyne Biixi ee xabadjoojinta ah.



Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us