Anagu dhul ma wadaagno, xuduuddo qabiil baynu kala leenahay,

Anonymous
0

 


Anagu dhul ma wadaagno, xuduuddo qabiil baynu kala leenahay,

 dawladna ma wadaagno oo Somaliland iyo SNM baa idinka leh. Qabiil ma wadaagno, kamana duwana Soomaalida kale.

Somaliland in la yidhaahdo waa gef, gef iyo gardarro.” Sidaa waxa yidhi Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee Dhulbahante.

waa kuma Isimka Isaaq ee i odhan kara wiilal reerkayga ahi dhulkayaga wax ku xasuuqi mayaan.


Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us