garaadad ssc oo kasoo saaray ragii isa soo been abuuray oo warbixin qaldan sii yay war baahinta iyo shacabka isaaq oo lagu amray iney dib iskaga noqdaan

Anonymous
0

hadalkii isimada isa soo been fariimay ee garaadka ugu weyn garaad jaamac cali ugafay yiri waanu lahadanay dhageyso hadal kooda iyo jawaab celinta ay garaadadu siiyeen 



War deg deg ah.."Beesha garxejis haday ka dhiidhiyeen duulaanka nalagu soo qaaday waanu soo saaraynaa go,aanka ay soo kala saarayeen, suldaankii xalay lahaa Laascaanood baan aadayaa oo isimaaan wada hadalnay waxaan ku haystay iska noqo anaga hanoo imane."
Garaad jaamac garaad ismaaciil.









Xildhibaan Maxamed Abiib oo runta usheegay muuse biixi iyo shacabka reer somaliland siday indhaha ugu furaan isir nacaybka iyo xasuuqa ugeysanayo ssc shacabka daga markale ka hadlay duulaanka Isir sifeynta ah ee Taliska Korneyl Biixi ka geysanayay Laascanood.







We want to let the world know that Somaliland is senselessly killing women and children, and committing genocide in front of the world. 

watch video




Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us