garaadkii oo amray in ladagaalamo isagoo kahadlay dhalin yarada iyo caruurta iyo haweenka ka ilaashada dadka soo duulay.

Anonymous
0





 laascaanod waxaa kasocda dagaal wuxuuna bilawday saaka hada wali wuu socdaa cidanka daraawiish ayaa furtay baabuuro tigniko ah markii ay jabeen ciidankii dulaanka soo qaaday si ay uga hortagaan shirkii ka qabsoomayay kaas oo ahaa gaba gabadii isagoo lagu jiro shirak ayaa lagusoo qaaday dagaal base waxaa kujabay cidan kii somaliland garaadkuna wuxuu yiri hala iska celiyo 

qeebta hoose kas oodaawo goaankii kasoo baxay



Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us