Golaha Aqalka Sare ayaa meel mariyay sharciga NISA

Anonymous
0


Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya, kaasi oo ay soo gudbiyeen Golaha Shacabka.

Magacyada qaar ayaa ku tilmaamay xeerkan mid awood dheeri ah siinaya hay’adda iyo agaasimaheeda, balse dooddu ma aysan hor istaagin in la ansixiyo.

Haddii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu saxiixo sharcigan, waxa ay NISA noqon doontaa hay’ad sharci ah nus qarni ka dib, oo ay ansixiyaan baarlamaanka dalka.

Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us