Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo shacabka Laascaanood,

Anonymous
0


 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo shacabka Laascaanood, ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dagaalkaas.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dagaalka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in wixii Siyaad Barre ka geystay Hargeysa aan la fileyn in magaalo kale laga sameeyo.


“Sida Siyaad Barre oo kale magaalada maanaan weerarin, mana aan khasaarin, cadawna ma nihin, fariinta, sida kacaankii dalka dumiyay, waxay muujiyaan dulqaad iyo samir, mar kasta oo la soo weeraro oo la toogto, waa ay ka cabanayeen. iima dulqaadan karo.

Madaxweyne Muuse ayaa sidoo kale sheegay in Sabtida soo socota uu wafdi u diri doono deegaanka Yagoori si ay ugala hadlaan arrimaha gobolka Sool.

“Waxaan u dirnay Isimo magaalada Yagoori, waxaa ku sugan Isimo Dhuxul ah oo shuruudo lagu xiray, balse shuruudahooda ayuu buuxinayaa, Yagoori- waa halka uu shirku ka socdo, Isbitaalka Yagoori ayaa ku shiraya, waana laga wada hadlayaa, amniga waa Ciidanka la sugayo.Aqoonyahanna waxaan leenahay halku-dhegga laascaan tago oo calan cad soo qaado, haddaad dhimataan carruurteenu way dhimanayaan.

Hadalka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku soo beegmaya xilli dagaalkii Laascaanood uu galay wajigii labaad oo hadda ka qabow sidii hore.

Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us