Wararka ka imaanaya Laascaanood ayaa sheegaya in dagaal uu ka socdo gudaha magaalada gaar ahaan dhanka bari ee magaalada.
Ilaa hadda si rasmi ah looma oga, iyo sidoo kale natiijada dagaalka.
Goob joogayaal ayaa ku waramay in ay maqleen dhawaqa rasaasta iyo rasaasta.
Dagaalka ka socda magaalada ayaa xiran, iyadoo la filayo in maanta ay ka soo baxaan go’aanadii ka soo baxay shirka odayaasha dhaqanka ee deegaanadaasi.
Lasoco wixii kusoo kordha RAASONEWS