Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ururka Al-Shabaab laga saaray deegaanada Shabeelow iyo Doonyaale ee gobolka Mudug, kadib xiisado iyo baaqyo loo diray shacabka deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah oo ay sheegeen inay la dagaalameen. Al-Shabaab.
Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe ayaa ka warbixiyay darajooyinkii kooxda Al-Shabaab ee laga saaray muddo 15 sano ah.
Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday xabbad-joojin shuruud la'aan ah oo xalay ka dhacday magaalada Laascaanood, halkaasoo ay hore uga muujiyeen xiisad iyo rabshado.
Faahfaahinta warkan waxaa Hargeysa ka soo diray weriyaha
dhageystayaasha baynu udayneynaa arinka iney suurto gali karto ama ay daacad katahay muuse biixi