Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee gobolka oo iscasishay

Anonymous
0

 


Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is casilay, sida uu ku sheegay warsaxaafadeed uu xalay goor dambe soo saaray.

“Mudane Ra’iisul Wasaare tan iyo markii aan xilka la wareegay, waxaa si joogto ah ii soo xiriiri jiray shaqaale iyo qandaraasleyaal cabasho ka keenay Wasiirka, oo lagu eedeeyay ku takri fal awoodeed iyo ku xadgudub sharciga.” Ayuu ku yiri warqadda. Iscasilaadii uu u diray Ra’iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre, waxaanu yidhi;

“Markaan arkay in la kala diray shaqaalihii guddiga, si loogu bedelo dad aan ku habooneyn oo loo soo xulay dano gaar ah, iyadoo ay maqan tahay jawaabtii Ra’iisul Wasaaraha ee dhammaan eedeymaha aan kor ku soo xusnay, waxaan go’aansaday. laga bilaabo maanta waxaan cadeynayaa in aanan iska casilin xilka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada.


Warqada iscasilaada Maxamed Cali Cumar ayaa u qorneyd sidan


Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us