dowladda soomaaliya oo Hub iyo saanad ciidan kala wareegaya Dowladda Mareykanka

Anonymous
0


 Safiirka Mareykanka ufadhiya hadalkiisa wuxuu ahaa sida tan Hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jara Al-shabaab aad ayaan

ugu hanweynahay in aaan garab istaagno ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed,

waxaana hacabka Somaliyeed lasiin doonaa hubka 

danab oo ah ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

oo meelo bada kula dagaalamay Al-shaab ayaa siin doonaa tababaro iyo taageero waxayna sidoo 

kaleu ogolaanayaan iney sii wadaan dagaalka  duurka  ay kula jiraan Al-shab.







Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us