Madaxda Soomaaliya, Madaxweyne ilaa Guddoomiyaha iyo taliyah boliska Gobolka, waxay ku hadlaan hadallo aad u qiimo badan,

Anonymous
0


Madaxda Soomaaliya, Madaxweyne ilaa Guddoomiyaha iyo taliyah boliska Gobolka, waxay ku hadlaan hadallo aad u qiimo badan, balse ficilka shacabka ma dareemaan, mana arkaan.

Taasi waa sababta keentay in aan la aamini karin ama dhacdo dhibaato ku haysa shacabka aan lala wadaagin booliska

Tusaale ahaan shacabka magaalada Muqdisho waxay dhibaato ku qabaan askarta laga keeno Eritrea oo tallabo kasta oo ay qaadaan ku toogtaan shacabka.

Marka ay wadada marayaan, mararka qaarkood qori ayay kugu hayaan. Maxaad noo soo eegtay?

Markaa waa in taliska ciidamada uu soo saaro amar lagu furayo wadada

Iyadoo xal kale la heli karo


Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us