munaasibadan oo gogol xaar u ah 8 marso ee malinta haweenka munaasibadan oo gogol xaar u ah 8 marso ee malinta haweenka

Anonymous
0

 

munaasibadan oo gogol xaar u ah 8 marso ee malinta haweenka  

wasiirka wasaarada haweenk xaquuqul insaanka xukumada fadaraalka somaliya

khadiija maxamed diriye ayaan hogamineysa 

waxaana qayb ka ah musuliyiin katirsan xukumada somaliya iyo xubno kasocday uruka haweenka ee qaranka somaliyeed ee gobolka banaadir

ee kalkala yimid 17 dagmo gobloka

sidoo kale haween matalayay cidanka somaliya halkaasi oo ku gardinayeen


waxayna somareen wadada dheer ee madaxtooyada somaliya hor marta

munaasibadan ayaa kasoo bilaabatay talada dhagaxtuur socodna waxay ku yimaadeen talada xawo taako

masuuliyiita oo hogamineysay wasiirada khadiijo halkaasna ubax dhigay


3 wasiir dawlah xukumada fadaraalka ee somaliya maxamuud cali xagaa

oo kamid ahaa masuuliyiita socdaalka ku wahelinayay wasiira khadiija

ugu horeen halkaas kahadlay halkaa


wasiirka wasaarad haweenka xaquuqul insaanka khadiijo maxamed diriye oo ugu danbeen ka hadashay


Tags

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us