QISADII CAJIIBKA AHAYD EE SALAAXUDIIN AL AYUUB

Anonymous
0


 QISADII CAJIIBKA AHAYD EE SALAAXUDIIN AL AYUUBI

Dowlada uuxukumaayay salaaxudiin al ayuubi waxay katalinaysay masar. Falastiin Suuriya. turki iyo koonfurteeda. Xijaaz. Iyo yaman intaas wadan ayuu katalinaayay.

Wuxuu dib uceliyay weeraradii ay qabeen yurub. markale dib uxoreeyey baytul maqdas.

Salaaxudiin wuxuu ahaa nin muslim ah oo dhaqan fiican iyo akhlaaq wanaagsan.culimana ay agtiisa taagantahay. Wuxuu ahaa nin mujaahid ah wuxu ahaa 20 kii sano uu xukumaayay 16 sano kamid ah askari ciidan xukumaayay. Wuxuu ahaa askari muxangag ah oo adag.

Salaaxudiin al ayuubi kahor inta uusan xilka qaban wuxuu arkay caalamul islaami oo burbursan.kadib wuxuu dhanka kale ku dejiyey magaalada dimishiq. Oo caasimadii ugu waynayd ee shaam ah uu xukumaayay alnaasir yousuf al ayuubi.

Salaaxudiin al uuubi ubax Uyimid ملك ملك Haysashada kuyiri, war dataarku niman maslaxasho yaqaana mahan waankuu arkaya xataa lagagama galo nabad dan kalo ayleeyihiin majiraan inay bini aadamka tirtiraan mooyee iyo dhulka iyo xoolaha inay qaataan mooyaane. Ufiirso buu yiri ملك haya dawlal cabaasiyaa 642 kii laga soobilaabo ilaa iyo hada xoolo unboo waday uun wuu maslaxayay uun daba muxuu kafaiiday ayuu kuyiri wax waxaan kugu latalayaa bukuyiri hadalka badrudiin xamaqlin.ergayga caadiraytay ee wasiirka kuu ah ee azaynul xaafid kaana kaana warkiisa hadhagaysan buuri ku yidhi. . Waxay rabaan inay kaadhigaan qaybo lacuno.

Salaaxudiin al ayuuubi oo ������������������� Labadeena ciidan hadaan iskudarno oon baqdaad gaarno baqdaad waan dhicin karnaa. Gacanteenay galaysaa. Hadii aan suldanka boqorka umada musliminta. Waxaan helay gacan wayn.

Alnaasir ayaa wuxuu isku dayday inuu askartiisa soo aruuriyo si uu taas wax uga waydiiyo. Qaar kamid ah askartii waydiiday

Kadib Alnaasir ayaa kuyiri niyo waxaanad sheegayso wax saamiga maahan waliba tataarka ani waan isku fiicanahay ee adiga cid kuu shafeeca qaadaya aandiro oo holaako utagta oo kaala hadasha adigana inaan waxba lagu yeelin Dee aan sidaa yeelin oon baaqa iyo dagaalka iska dayno.

Wuxuu ugu jawaabay salaaxudiin al ayuubi amar diini ayaan kuula imid adna aduunyo sidii lagu helilahaa ayaad iila timid

Alnaasir wuxuu arkaynin.


Qaybta xigta insha allah

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Accept !) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Accept !
Contact Us