Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay saraakiisha iyo ciidanka booliska gaarka ah ee Deegaanka Soomaalida. Waxaana faah-faahin iyo fahan buuxa ciidanka laga siiyay qaabka Abii ahmed u damacsay yahay in laka diro ciidanka lakiin uma cadeenin mustafe cagjar cidanka wuxuu ugu sheekeyay wax sahlan lakiin marna runta uma uusan sheegi wuu ka leex leexanayaa niyuu poliskii in laka dirayo wxuuna kuyiri idinka bayba danidiinku jirtaa fadhiga ayaad waxku cabeysaan kuna cuneysaa lakii somali galbeed
arinkani madaam saxtahay jawaab kasoo bixiya comments .