Maqdisho ayaa laga sheegaya in Hobiyayaal ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Villa Somaliya.
Weerarka waxaa xaqiijiyay Dad ka agdhowaa Halkaa sheegayna in ay maqlayeen Qaraxayada.
Ilaa hada ma cada khasaarah ka Dhashay weerarkaas Majirto cid sheegatay Mas'uuliyadda , lakiin weerarada ka dhaca muqdisho ayaa inta badani masuulayadooda sheegta kooxda Al-shabaab.
wixii war ah ee ku soo kordh waad naga maqli doontaan