Type Here to Get Search Results !

Deg-Deg:- XildhibaanAda Golaha Dhexe Ee Maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Caawa Iskugu Yimi Kulan Deg-Dega

 

Deg-Deg:- XildhibaanAda Golaha Dhexe Ee Maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Caawa Iskugu Yimi Kulan Deg-Dega



Kaas Oo Ay Xildhibaanadu Kaga Tashanayeen Arimaha Masiiriga Ah Ee Haatan Taagan Iyo xildhibaanada 17-Ka Ee Puntland Go’aanka Laga gaadhilahaa.

Kulankan Xildhibaanada Ayaa La Filayaa in Go’aano Ay Maalinimada Beri ah Soo saaridoonaan. Kulankan Waxaa Goobjoog Ka ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Baarlamaanka @SSC-khaatumo Dr Muxiyidiin Mahamed Jamac Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Jaamac Aadan Cismaan.


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID