Type Here to Get Search Results !

Diyaarad Drone ah oo xalay ku soo dhacday SSC Katumo


Diyaarad Drone ah oo xalay ku soo dhacday SSC Katumo.
Diyaaradda ayaa ku dhacday meel qiyaastii 2 KM u jirta magaalada Kal-Cad ee degmada Taleex ee gobolka Sool xalay saqdii dhexe. Xiliga ay diyaarada soo degeysay ayaa waxaa deegaanada SSC-KHATUMO ka da’ay daruuro roob doon ah, waxaana deegaanada qaar ka da’ay roobab mahiigaan ah.
Lama oga halka ay si rasmi ah ugu timid diyaaradan.
Ciidamada Tababarka Diyaaradaha ee SSC-KHATUMO ayaa baaraya Diyaaradan.


Ciidamada Tababarka Diyaaradaha ee SSC-KHATUMO ayaa baaraya Diyaaradan.




Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID