Homesomalinewstaageerayaasha Xasan Sheekh Maxamuud sidaan wax u burburineysa taageerayaasha Xasan Sheekh Maxamuud sidaan wax u burburineysa raasonews November 22, 2025 0 Mashaqo waa tanoo kale. taageerayaasha Xasan Sheekh Maxamuud oo aan arkay arday sidaan wax u burburineysa dhaqan xumaa kulahaa Waxay iska indha tirayaan in macalimkooda uu yahay xasansheikh caruurta hortooda school iyo jaamacadii wax ku baranayeen buu burburiyey. xili uu madax weynaha uu tagay garoonka weyn kubada cagta ee mugdisho wuxuu kala kulmay muda haraad dhalinyaro iyo haween iskugu jira Tags somalinews Newer Older
madaxweyne xasan sheekh oo la kumay wakiilka gaarka ah ee dawalda chine ee geeska afrika ee degaanka December 17, 2024