Type Here to Get Search Results !

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor ka bixiyay dagaal ka dhan ah deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga Guriceel









Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor oo faahfahin ka bixiyay dagaal ka dhan ah deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga Guriceel ayaa fara saaray ma filter ka kooban oo xilligaasi ku jiray howlanaa abaabulka iyo weerarka gaadmo ah oo ay ku dhibaateeyeen dadka shacabka ah.
Ciidanka GorGor ayaa saraakiisha soo bandhigay Meydadka maleyshiyaad ka tirsan saraakiisha Al-shabaab
  kuwaas oo lagu dilay dagaalka ka dhacay dhagaxyaale, waxaan isla goobta looga furtay Argaxisada hub, gaari raaxda raaxada ah iyo miino aysan wali xiran.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Your Category Navigation ID